Dawladda Federaalka ah Ee Somalia ayaa ka hadashay qalalaasaha ka bilowday waddanka Suudan.

0
195
Dawladda Federaalka ah Ee Somalia ayaa ka hadashay qalalaasaha ka bilowday waddanka Suudan.
War qoraal ah oo Kasoo Baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somalia, ayaa lagu Yidhi sidan
“Wasaaradda Arrimaha Dibadda waxa ay muujinaysaa sida ay uga walaacsan tahay isku-dhacyada hubaysan ee u dhexeeya Ciidamada iyo Xoogagga Birmadka Deg-degga ee Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Suudaan”