Taliyaha Millateriga Somaliland Iyo Safiirka Itoobiya Oo Hargeysa Ku Kulmay

0
114

Taliyaha Millateriga Somaliland Iyo Safiirka Itoobiya Oo Hargeysa Ku Kulma

War qoraal ah oo Laga Soo Saaray Waxa uu u dhignaa.

“Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL Sareeye Gaas Nuux Ismaacil Taani ayaa taliska Guud ee Ciidanka Qaranka Ku Qaabilay Safiirka Ethiopia u fadhiya Somaliland Ambassador Dalil kadir Bushra oo uu wehelinayo u qaybsamaha difaaca (Military attache)

Taliyaha Ciidaanka Qaranka Somaliland IYo Safiika Ethiopia ee somaliland ayaa waxa ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa iskaashan lahaa Xoojinta Amniga, Labada Wadan Kulan u jeedkiisu ahaa is barasho safiirka cusub Iyo Taliyaha Ciidanka qaranka Somaliland”