Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay qarax ka dhacay meel u dhow wasaaradda arrimaha dibadda ee Afghanistan

0
232
Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay qarax ka dhacay meel u dhow wasaaradda arrimaha dibadda ee Afghanistan
Dhowr qof oo kale ayaa ku dhaawacantay weerarka ismiidaaminta ah ee ka dhacay Kabul oo u dhow bar koontarool oo ay ciidamada ammaanka ku leeyihiin dhanka wasaaradda arrimaha dibadda, sida ay saraakiishu sheegeen.
Ma jirto cid Sheegtay weerarkan masuuliyaddiisa, balse weeraro hore uga dhacay Kabul ayaa Waxa Sheegtay Is