Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Odinga oo ku Baaqay Mudaharaaddo Aan Kala Go, lahayn.

0
245
Odinga ayaa ku baaqay dibad baxyo aan la cayimin oo todobaadkiiba laba jeer la qabto, isagoo sabab uga dhigay qiimaha maciishada oo aad qaali u ah.
wuxuuna ku eedeeyay madaxweyne Ruto inuu wax isdaba marin ku sameeyay doorashada.
Booliska Kenya ayaa Mamnuucay mudaharaadadan oo Khasaare sababay maalmihii u dambeeyey.