Maraykanka Oo 11 qof ku dilay Suuriya ka dib markii diyaarad aan duuliye lahayn duqeeyeen.

0
165

Maraykanka Oo 11 qof ku dilay Suuriya ka dib markii diyaarad aan duuliye lahayn duqeeyeen.

Pentagon-ka waxa ay sheegtay in duqeymo dhanka cirka ah ay ka fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka.