Madaxweynaha Xigeenka Puntland Oo Kulan La Qaatay Garaadada Qaar

0
109

Madaxweyne Xigeenka Puntland Axmed Cilmi Karaash, ayaa Kulan la qaatay Isimidan SSC oo Garoowe ku sugan.

Axmed Karaash oo war qoraal ah ku baahiyey bartiisa Face Boog ayaa sidan tidhi

“Waxaanu kulan Afur iyo soo dhoweyn ah la qaadanay Isimada dhaqanka SSC ee kala ah Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, Suldaan Mustafe Awseed ,Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdullaahi iyo Garaad Cabdisalaan Xasan”