Uguyaraan 17 qof ayaa ku dhintay Dab Shidaal Ka Dhashay Caasimadda Jakaarta

0
96
Uguyaraan 17 qof ayaa ku dhintay Dab Shidaal Ka Dhashay Caasimadda Jakaarta
Madaxweyne ku xigeenka Macruuf Amiin oo booqday goobta uu shilku ka dhacay Sabtidii ayaa xaqiijiyay dhimashada 17 qof iyo dhaawaca 60 kale.