“Madaxweyne Muuse waxaan ka codsanayaa in uu xilka ka dago si loo badbaadiyo Somaliland” Faysal Cali Waraabe

0
126

“Madaxweyne Muuse waxaan ka codsanayaa in uu xilka ka dago si loo badbaadiyo Somaliland” Faysal Cali Waraab

“Waxaan aad uga xumahay dagaalka macno darada ah ee ka socda Laascaanood.
Dhibaatada Laascaanood waxay ka mid tahay dhibaatooyinka baaxadda leh ee dalka ka jira ee uu Muuse abuuray.
Dalku wuxuu qarka u saaran yahay burbur iyo inuu noqdo xudunta xagjiriinta.
Madaxweyne Muuse waxaan ka codsanayaa in uu xilka ka dago si loo badbaadiyo Somaliland.Madaxweyne Muuse waxaan ka codsanayaa in uu xilka ka dago si loo badbaadiyo Somaliland