Faysal Colaaada Laascaabod Ayuu Hurinayaa Oo Baasiin Ku Shubayaa” Wasiir Caateeye

0
197

Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Mudane Cabdiqani Maxamuud Cateeye Fariid ayaa ka jawaabay hadalo ka soo yeedhay Faysal Cali Waraabe

 

“Qalalaasaha ka taagan magaalada Lascanod ayaa waxaa ka dambeeya kooxo kala duwan oo leh aragtiyo iska soo horjeeda. Waxa wax laga xumaado ah in Faysal Cali Waraabe uu door biday in aanu ka qayb galin shirkii maanta ee komishanka doorashooyinka ay Xisbiyada mucaaridku Codsadeen Taas beddelkeeda waxa uu ka door biday in uu colaadda Laascaanood ka taagan uu sii huriyo oo uu basiin ku shubo”.