Wararkii u u Dambeeyey Xaaladda siyaasadda Somaliland

0
97

Wararkii u u Dambeeyey Xaaladda siyaasadda Somalilan

Go, aanka Mucaaridka somaliland ayaa ilaa hadda Taagan sidii ay hore u sheegeen oo ah in aanay madaxweynaha Sharci u aqoonsanayn iyo Madaxdhaqameed beelohooda Kasoo jeeda oo hore u sheegay in aanay Doorasho ururo ka dhici doonin deegaamada ay ka soo jeedaan.

Ergo dhexdhexaadin ah oo u kala dab qaadaysa Labada Dhinac, ayaa Mucaaridka ku qanciyey in aanay taageerayaashooda la hadal oo ay ka war sugaan ergada, balse xagga madaxweynaha ayaa la sheegay in uu ku adkaysanayo in aanu wax wada xaajood ah gelaynin illaa 13 Nov ka dib.

Go, aanka madaxweynaha ayaa ah in doorashada Ururada la qabto, isagana ay guurtidu u kordhisay laba sanno, taas oo ay Mucaaridku diidannyihiin.

Bulshada Somaliland, ayaa u dheg taagaya Waxa dhici doona iyo tallaabada Mucaaridku qaadi doonaan, maadaama oo la Gaadhay xilligii ay ku goodinayeen ew 13 Nov, Waxa kale oo laga dhur sugayaa dhinaca madaxweynaha.