Wasiirka Horumarinta Reermiyiga JSL Oo Xeryo Ciidan Kormeeray

0
207

Wasiirka Horumarinta ReermiyigaJSL, Taliyaha qaybta 3aad ee Ciidanka Qaranka ee Gobolka Sanaag iyo Maayarka Degmada Dhahar ayaa kormeer ku tagay xerada guutada 93aad ee Ciidanka qaranka ee fadhigeedu yahay magaalada Dhahar ee Bariga Gobolkaasi.

Cabdirisaq Xaaji Axmed