Deegaanka Mooyaale Ee Xadka Itoobiya Iyo Kenya Oo Salaad Roob Doon Ah Laga Tukaday Maanta

0
797

Deegaanka Mooyaale Ee Xadka Itoobiya Iyo Kenya Oo Salaad Roob Doon Ah Laga Tukaday Maanta

Waxaa magaalada mooyaale ee xarunta degmada mooyaale ee gobolka Dawa lagu tukaday salaad roob doon ah oo ay isugu soobexeen kumanaan muslimiin oo siwadara ilaahay ubaryay inuu naxariistiisa inoo soo dadajiyo.

Waxaa dhamaanteen inala gudboon inaan magaalo walba iyo goobwalba oo deegaanka gudihiisa kamida ilaahay barino inuu roob khayr qaba ina siiyo.

Ilaahow rabiyoow ducada muslimiinta tabaalaysan aqbal oo raxmaad khayllrqaba nasii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here