Home Blog Page 319

Waddani oo diiday inuu ka qayb galo kulamada Wasiir Kaahin iyo Mucaaridka ee arrimaha Mudaharaadka

0

Waddani oo diiday inuu ka qayb galo kulamada Wasiir Kaahin iyo Mucaaridka ee arrimaha Mudaharaadka

Wejigii Labaad ee Wadahadalada Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland iyo Xisbiyada Mucaaradka ah ayaa ka Furmay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed.

Kulan Waxaa Ka Soo Qayb Galay Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo Xisbigii oo keli ah.

Way diideen in ay ka soo qayb galaan kulamadan Muhiim ka ah Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xasan iyo Musharax Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo guud ahaanba Xisbiga Wadani.