Wasiirka Gaadiidka Oo Shaqadii Ka Joojiyey Maareeyihii Wadooyinka

0
69

Wasiirka Gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland Saleebaan Cawad Cali Bukhaari ayaa shaqadi ka joojiyay Maareeyaha hay’adda horumarinta wadooyinka Somaliland Mawliid Nuux Ibraahim.

Lama Oga Ilaa Hadda Sababta Keentay. maareeyaha Uu Wasiirkii Shaqada Ka Joojiyo, bals waxa la amin San yahay inuu Khilaaf u dhexeeya Sababay talaabadan.