Madaxwaynaha Somaliland iyo Baarlamaanka isku fahmi wayay Xeerarkii doorashooyinka. 

0
31

Madaxwaynaha Somaliland iyo Baarlamaanka isku fahmi wayay Xeerarkii doorashooyinka.

 

Madaxwaynaha Somaliland oo kulan la qaatay labada shirgudoon ee Baarlamaanka Somaliland ayaa soo jeediyay in xeerka doorashooyinka lagu noqdo waxna lagasoo badalaan qaabka u dhigeen.

 

Ila wareedyo ayaa noo sheegay in uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi soo jeediyay in golayaashu ku noqdaan xeerka oo wax bedelaan oo meesha ka saaraan 20% lagana dhigo hal dheeri.

 

Sidoo kale waxaa la sheegay inuu soo jeediyay in Awdal kooto loogu xidho Xisbi.

 

Dhinaca kale shirgudoonka Baarlamaanka ayaa soo jeedinta Madaxwaynaha ku gacan saydhay kuna war galiyay in sidaasi baarlamaanka u dhigeen ay ku ansixin doonaan.