Gudoomiye Fays Oo Soo Jeediyey Sadex Aqodob Oo Khilaafka Xal U Noqon Kara

0
49

“Xalka maanta la ga ga baxaayo khilaafka cusub . Dalkona Ku badbaadiyo

1- Ha la joojiyo hadalada xanafta leh Ee miidiya la isku marinayo

  1. Labada shirgudoon Ee labada aqal ha wadda fadhiistaan

  2. ⁠Labadi xeer qabyo ha la isla eego. Nuqol la isla ogalyahay ha laga so saaro” Faysal Cali Waraabe