Ciidamada Maanka Somaliland Ayaa Xabsiga U Taxaabay Weriye Universal tv Ka Tirsan

0
54

Wariye Cabdirashiid Cabdiwahaab Xuseen oo ka tirsan Telefishinka Universal ayaa goordhaweyd lagu xidhay magaalada Hargeysa.

Ilaa hadda ma cada sababta ka danbaysa xadhigiisa iyo eeda loo haysto mid na.

Cabdirashiid Cabdiwahaab ayaa ka mid ah hogaanka Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja, oo dhawaanta loo doortay inay hogaamiyaan wakhtiyada soo socda.

Khalid Foodhaadhi