Saraakiisha Israaiiiil Oo Ka Baqaya Difaaca Xamaas

0
84

Saraakiisha Israaiiiil Oo Ka Baqaya Difaaca Xamaas

UPDATE: Sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka kaydka Israa’iil, Yitzhak Brik “Burburinta gododka Xams waxay qaadan doontaa sannado badan waxayna Israa’iil ku keeni doontaa dhimasho badan- Saraakiisha ka dagaallamaysa marinka Qasa ayaa sheegay in aysan suurtagal ahayn in Xams laga joojiyo dib u dhiska lafteeda.”

 

Iman jama