Madaxweynaha DDSI Oo La Kulmay Suldaan Ciidanku Dhib U Geysteen

0
124

Madaxwaynaha DDS, ayaa Qasriga madaxtooyada jigjiga ku qaabilay Sudlaan Xasan oo ay dhowaan ku xad gudbeen xubno ka mid ah Ciidanka Deegaanka soomaalida.

 

Suldaanka oo ay Raali galin ka bixiyeen hay’adaha amaanku xad gudubka loogaystay ayaa ka mid ah Odayaasha dhaqan ee Caasimada.

 

Garaad Kulmiye Maxamed iyo Odayaal kamid ah Jufada suldaan Xasan ayaa goobjoog ahaa kulankan.

 

JTN TV