Golaha Wakiilada Oo Ka Shiraya Xisaab Xidhkii Hantidhawrku Usoo Gudbiyey ee 2022

0
75

Golaha Wakiilada Oo Ka Shiraya Xisaab Xidhkii Hantidhawrku Usoo Gudbiyey ee 202

 

Hargeysa SL-P Sabti 28 Oct 2023 Guddida ilaalinta iyo dabagalka hantida qaranka ee Golaha wakiilladda JSL ayaa maanta kulan ku yeeshey xafiiskooda.

 

kulankaas oo

daba jooga kulamadii lagu lafa gurayey isla markaasna lagu faaqidayey xisaab xidhkii uu golaha usoo gudbiyey Hanti dhowraha guud ee qaranka ee 2022 .

 

Gudidu waxa ay wax iska weydiiyeen meelaha u baahan faahfaahinta dheeraadka si loo helo xisaab xidh uu ka muuqdo daah furnaan , iyagoo ka duulaya waajibka gudidu u hayso golle weynaha.

gudida ayaa sii wadi doonta kulamada ay ku naaqishayso xisaabxidhka qaranka ee 2022