Israaiil Oo Ciidamo ku Daabulaysa Qudus Salaadda Jumcaha Ka Hor

0
59

DEG DEG: Booliiska Israa’iil ayaa ciidamo dheeraad ah geynaya magaalada Qudus si ay isugu diyaariyaan ka hor salaadda Jimcaha ee al-Aqsa.

 

Salaadda Jimcaha ayaa noqonaysa tii ugu horreysay tan iyo markii uu dagaalka billowday

 

In ka badan 2,500 oo askari oo bilayska Israa’iil ah ayaa joogi doona agagaarka masjid al-Aqsa.