In Ka Badan 300 Oo Falastiiniyiin ah Iyo 200 Oo Yuhuud Ah Ayaa Ku Dhintay Weeraraddan Labada Dhinac

0
124

Ilaha caafimaadka ee Gaza ayaa sheegay in ugu yaraan 232 falastiiniyiin ah lagu dilay weerarrada cirka ee Israa’iil oo bilowday ka dib markii Xamaas ay weerar ku qaadday Israa’iil oo ay ku dishay ugu yaraan 200 oo qof.

Kooxda maamusha deegaanka go’doonsan ayaa sheegay in ay la yaaban yihiin, howlgal ballaaran oo ay kaga jawaabayeen nijaastii lagu sameeyay Masjidka Al-Aqsa iyo kor u kaca rabshadaha dadka deegaanka.