Guddoomiye Faratoon Oo Ingiriiska La Kulmay

0
65

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Guddida Arrimaha Gudaha Amniga iyo Difaaca iyo Saraakiil sare oo ka socotay Xafiiska Dawladda Ingiriiska (UK) Ee Somaliland.

 

Xafiiska Dawladda Ingiriiska (UK) Ee Somaliland ayaa Guddida Arrimaha Gudaha iyo Golaha Wakiiladda JSL la leh wada Shaqayn buuxda.