Bulshada Oo U Dheg Taagaysa Komishanka Dhawaqa Kasoo Bixi Doona iyo Kulamada Ay Wadaan

0
68
Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa ururadda Bulshada kala Hadlay Arrimaha doorshooyinka ee Madaxtooyada iyo Ururrada siyaasadda oo Laga sugayo inay mid ku dhawaaqayaan.
Komishanka ayaa Maalmihii u dambeeyey waday kulamda, waxaanay ilaa hadda la la kulmeen Sadexda Xisbiga Qaran, 10ka Urur siyaasadeed, Shir Guddoonka Labada Gole ee Guurtida iyo Wakiilada, Ururrada Bulshada iyo Madaxweynaha.
Kulamadan Ayaa dhamaan tood salka ku haya doorshooyinka Madaxtooyada iyo Ururrada Oo Komishanka Laga sugayo inay iclaamiyaan Wakhtiga ay dhacayaan.
Bulshada ayaa aad Ugu dheh taagayea dhawaqan ka Soo bixi doona Komishanka ee ku aaddam doorshooyinka, maadaama oo ay Soo dhamadeen diiwaan gelintii iyo qorsheyaashii kale ee Arrimaha Doorashooyinka.
Mucaaridka ayaa doonaya in la qabto doorshada Madaxtooyada, Halka ay Ururrada iyo xukuumadduna doonayaa in la qabto doorshada Ururrada siyaadda ee Xisbiyada loogu gudbayo.
khadar macalin Deeq Page
+4
Ka hel

Faallo
Wadaag