DEG DEG Taliye Odowaa Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Taliye Cusub Oo La Magacaabay

0
122

DEG DEG Taliye Odowaa Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Taliye Cusub Oo La Magacaaba.

 

War qoraal ah oo ka Soo Baxay Golaha Wasiirada ayaa lagu Yidhi sidan.

 

“Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo magacaabay General Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow.

 

Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa horey u soo qabtay xilal ciidan oo kala duwan, taasoo ay kamid yihiin Taliyaha Guutada 60aad Ilaalada Madaxtooyadda Qaranka”