๐—š๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐˜๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—น๐—ฎ’๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜‚ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—พ๐—ฑ๐—ฎ๐˜† ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ

0
110

๐—š๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐˜๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—น๐—ฎ’๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜‚ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—พ๐—ฑ๐—ฎ๐˜† ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต

๐—›๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—” -Gudoomiyaha golaha guurtidda Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa xildhibaanada golaha ku wargaliyay inay maalinta berri ah ka soo xaadiraan fadhiga, kadib markii maanta uu goluhu u furmi waayay kooram la,aan.

Guddoomiyaha ayaa sheegay inay fadhiga maanta ka soo xaadireen 35 mudane oo kaliya sidaasina uu ku baaqday fadhigii maantu.

Gudoomiyaha ayaa waxa uu xildhibaanada u sii jeediyay inay soo dedaalaan maalinta berri ah, soona buuxiyaan fadhiga.

Golaha ayaa waxa uu maanta u balansanaa inay dhagaystaan warbinaha guddi hoosaadada, taasi oo ku saabsan doodii ajandaha Kal-fadhiga 81-aad ee golaha.