Madaxweyne Xigeenka Puntland Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Sucuudiga U Amba baxay

0
96

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan ayaa maanta u amba-baxay dalka Sacuudi Carabiya.

 

Madaxweynaha iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa ku wajahan magaalada Makka ee ku taalla Sacuudiga halkaas oo uu ku soo gudanayo waajibaadka Xajka.