Deg Deg Guddoomiye Khaliif Oo Iska Casilay Gudoomiyihii, Xubinimadii Wakiilada Iyo Xisbiga Waddani

0
167

Deg Deg Guddoomiye Khaliif Oo Iska Casilay Gudoomiyihii, Xubinimadii Wakiilada Iyo Xisbiga Waddan

“Waxaan iska casilay Xilkii gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland iyo xubinimadii golaha ee xisbiga Wadani”

“Somaliland Waxaan u hayey laba gaadhi oo midi yaallo Hargeisa , midina Laascaanood , Ka Hargeisa yaala waxaa la geynayaa beri xarunta Baarlamaanka , Kan Laascaanood na waxaa lagu wareejinayaa Maamulka SSC-Khaatumo ”
Gudoomiyihiii hore ee Baarlamaanka Somaliland C/Risaaq Khaliif .

Cabdirisaaq Khaliif Gudoomiyihii hore golaha wakiilada Somaliland .