Waa Kuma Xildhibaanka Hore ee Shil Gaadhay Ku Geeriyooday AHN

0
102

Shil gaadhi oo naxdin leh ayaa ka dhacday magalada abdaal Alle Ha u naxariisto xildhibaan hore Mahamuud FiiQaY oo Galabta shil Gaadhi Ku dhintaY.

Marxuunku waxa uu ka mid ahaa Golihii Deegaanka ee Hore Degmada Berbera. Waa Geeri Naxdin Badan. Alle ha unaxariiste