Xildhibaan Eedeeyey Wakaaladda Biyaha Hargeysa

0
174

“Biyo galinta caasimadda Hargaysa waxay u baahan tahay cid bulshadda magaaladda ku wada nool u cadaalad samaysay, wakaaladii biyaha Hargaysa sidii wasaaraddii maaliyadda ee wado marista qaadaysay ayay iyana biyo maris qaadaysaa.

 

Hargeysa kuwii lacagaha lagaga qaaday biyo galinta iyo biyaad helaysaan ayaa wali biyo la’a'”

 

Xildhibaan Cabdiraxmaan Qawdhan oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland