Nootaayooyinka Boorame Iyo Burco Oo Ruqsadihii Lagala Noqday iyo Sababta

0
121

Nootaayooyinka Boorame Iyo Burco Oo Ruqsadihii Lagala Noqday iyo Sababt

 

Ujeedo: Laalis Rusqado Nootaayooyin

Wasaaradda Caddaaladdu waxay manta oo ay taariikhdu tahay 23/05/2023 ka laashay ruqsadihii nootaayooyinka hoos ku xusan, sida u dhigayo Qodobka 18-aad ee Xeerka Nootaayooyinka Lr.18/2001, kuwaasoo sifo sharciga waafaqsan looga laalay ruqsadihii ay haysteen waan sidan.

Sidaa darteed, waa inaad ka soo wareejisaan wixii dhokomentiska ah iyo shaambadaha Isuduwayaasha Gobolada Awdal yo Togdheer ee Wasaaradda Caddaalada sida u dhigayo

Qodobka 7-aad farqadiisa 3-aad ee Xeerka Nootaayooyinka Xeer Lr./18.2021