Laasacaanood waxa ay gacanta Jamhuuriyadda Somaliland ku soo gashay oggolaanshaha iyo rabitaanka shacbiga” Cirro

0
275

“Kursiga nin sida uu ku yimid si ka duwan inuu ku joogo doonayaa, waa Nin waysada iyo salaadda u kala horaysiinaaya si ka duwan sida ay u kala horreeyeen. Muusow doorasho Madaxweyne baad ku timi, doorashadii Madaxtooyad qabo, in aad qabataana barya maaha ee waa Khasab, taas oo keliya baa xeer loo hayaa maanta.”

“Laasacaanood waxa ay gacanta Jamhuuriyadda Somaliland ku soo gashay oggolaanshaha iyo rabitaanka shacbiga reer Laasacaanood muddo xileedkii Madaxweyne Dahir Riyaale Kaahin. Laasacaanood waxa ay gacanta Somaliland ka baxday muddo xileedkii Muuse Biixi. Taariikhdaas baa Muuse u qormaysa, Muuse in uu dhantaalay midnimadii shacbiga iyo dhuleed ee Somaliland baa u qormaysa”

Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro.