Labo qof ayaa lagu dilay Daanta Galbeed iyadoo Gaza ay weerartay Israel maalintii 5-aad Ka Socdaan

0
122

Labo qof ayaa lagu dilay Daanta Galbeed iyadoo Gaza ay weerartay Israel maalintii 5-aad

 

Israa’iil ayaa weerartay dhowr magaalo oo ku teedsan marinka Qaza halka firiinta ay ka dhawaajisay koonfurta Israa’iil maalintii shanaad oo xiriir ah.

 

Ciidamada Israel ayaa toogasho ku dilay laba Falastiini ah, saddex kalena ku dhaawacay Daanta Galbeed ee la haysto, iyadoo duqeymo xagga cirka ah ay ka dhacayeen Marinka Qaza maalintii shanaad oo xiriir ah.

 

Wasaaradda caafimaadka ee Falastiin ayaa sheegtay in weerarka Israel Sabtidii uu ka dhacay xerada qaxootiga ee Balata ee ku taal waqooyiga daanta galbeed ee Nablus.