Guddoomiyihii Xilka Laga Qaaday Oo Ka Hadlay Xilka Qaadistiisa.

0
151

Guddoomiyihii Xilka Laga Qaaday Oo Ka Hadlay Xilka qaadistiisa.

“Mahadcelin Madaxweyne

 

Mudane madaxweyne waxaan kaaga mahadcelinayaa Mudadii aadka u badnayd ee aan Dhinaacaga ka shaqayanayay iyadoo aad i siisay tageero Mug iyo Miisaanleh, iyo Fursad wanaagsan oo aan kugula shaqeeyo Mudo badan.

 

Mudane madaxwayne waa sunaha dawladnimo in maalinba qof qalinka loo dhiibo oo kan kalena la Nasiyo, waxaan kaaga mahadcelin inaad maanta i Nasiso,

waxa aan aad usoo dhawaynayaa Saxiibkay oo aan hore xilka ugala wareegay Gudoomiyaha Gobolka Gabiley, isagana ku wareejiyay Gudoomiyaha Gobolka Sool iyo gudoomiyaha cusub ee Gobolka Sool.

 

Waxaan si gaara ugu Mahadcelinayaa wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha, Maamulka Degmada Gabiley, Degmooyinka kalle ee gobolka gabilay, iyo Bulsho waynta Gobolka Gabiley sidii quruxda badnayd ee ay iila shaqeeyeen mudadii aan xilka hayay.

 

Alla Mahad Leh.

Abdiqani Mohamud Jiidhe