Israa’iil Oo duqeymo ka geysatay Qaza ku dishay 13 qof Oo Falastiiniyiin Ah

0
127

Israa’iil Oo duqeymo ka geysatay Qaza ku dishay 13 qof oo ay ku jiraan afar carruur ah.

 

Ururka Jihaad Islaami ee Falastiin ayaa sheegay in saddex ka mid ah hogaamiyaashooda ay dileen sidoo kalena ay dileen xaasaskooda iyo qaar ka mid ah carruurtooda.

 

Israa’iil ayaa duqeymo xiriir ah ka fulisay Qaza, waxaana ku dhintay ugu yaraan 13 qof, oo ay ku jiraan saddex ka tirsan dhaqdhaqaaqa Jihaad Islaami ee Falastiin