Murashax Cirro Oo Hargeysa Kula Shaaheeyey Bulshada Qaar

0
169

Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Oo Xaafada Shacabka Kula Qaxweeyay Qaybo Kamid Ah Bulshada Hargaysa.

Murashaxa jagada Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo uu weheliyo la-taliyihiisa war-baahinta ayaa meherada Cheif kula qaxweeyay qaybo kamid ah Bulshada Magaalada Hargaysa.

Murashax Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) mudadii uu ku sugnaa goobta wuxuu xogwaran guud la yeeshay Dadkii ku sugnaa goobta.