“Dab Ayuu ku ciyaarayaa Muuse Biixi, wada Hadallada Waxa hogaamin Kara Madaxweyne Sharci ah”

0
144

“Dab Ayuu ku ciraayayaa Muuse Biixi, wada Hadallada Waxa hogaamin Kara Madaxweyne Sharci ah”

 

“Muuse (Biixi) waxa uu culays ku saaraya Xasan Sheekh in ay kulan foolka fool ah wada yeeshaan , wuxuu ku dul ciyaaraya dab.!

 

Haddii ay mar uun wada hadallada Somaliland iyo Somalia dib u bilaamayaan waxay bilaamayaan oo kaliya marka la qabto doorasho madaxweyne oo xor iyo xalaal ah, waxaana hagi doona madaxweynaha si sharci ah loo doorto ee muddo xilleedkiisa sharciga ah ku guda jira..”

 

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe