Ugu yaraan 25 qof ayaa lagu dilay duqeymo ay diyaaradaha Russia ka geysteen magaalooyinka Ukraine.

0
127
Ugu yaraan 25 qof ayaa lagu dilay duqeymo ay diyaaradaha Russia ka geysteen magaalooyinka Ukraine.
Mowjadda weerarrada gantaallada ee Ruushka ayaa ahaa kii ugu horreeyay tan iyo horraantii bishii March.
Dagaallo culus ayaa weli ka socda waddanka Ukraine, waxaana uu dagaakasi galay mar xalad adag oo sababtay burbur iyo khasaare nafeed.
dagaakka ayaa isku bedelay weji kala oo u dhexeeya Ruushaka Iyo reer galbeedka oo iyagu garab siinaya waddaakaasi, xaaladda ayaaa marba marka ka dambasa ka siidaraysa