Sacuudi Carabiya iyo Iran oo dib u furaya safaaradahooda Ka Dib Muddo 7sanno ah

0
150
Sacuudi Carabiya iyo Iran oo dib u furaya safaaradahooda ‘maalmo gudahood’: Wasiir
Ku dhawaaqista ayaa timid ka dib markii labada dal ay ku heshiiyeen in dib loo soo celiyo xidhiidhkii diblumaasiyadeed intii lagu jiray wadahadalo ka dhacay Shiinaha bishii hore.
xidhiidhka Waddamada Sucuudiga Iyo Iraan ayaa Go,ay saadii 2016kii waxana uu maqnaa mudo todoba sanno ah, waxaana arrintan ka shaqeeyey waddanka Shaha oo muddoyinkan dambe ku hawlanaa sidii uu u heshiisiin lahaa.
Dahraan Iyo Riyaad ayaa la filayaa inay dhowaan safaaradohooda ka furtaan midba mika kale, iyada oo ay weli taagan tahay colaadda waddanka Yemen ee ay ku kala tageen labada dal.