Shirkadda Dahabshiil Oo Ka Hadashay Colaadda Suudaan

0
268

Shirkadda Dahabshiil, ayaa war ay Soo Saartay kaga hadashay colaadda ka Taagan Suudaan.

Warka ayaa u dhignaa sidan.

“Shirkadda Dahabshiil oo muddo dheer ka shaqaynaysay dalka Sudan, waxay aad uga ka xuntahay oo ka walaacsan tahay xaaladda dalka iyo sida ay u saamaysay macaamiisha, iyo guud ahaan bulshadda iyo dhaqaalaha #Sudan.

Dahabshiil waxay ku rajo weyntahay in adeegyadeedu ay ka sii shaqayn doonaan goobaha ay suurtagalka tahay. Iyadoo sidoo kale ku rajoweyn in dhibaatadda Sudan soo afjarmi doonto dhawaan insha allah.

…………… English

#Dahabshiil are distressed and concerned about the situation in #Sudan and how it affects everyone including our customers and clients.  We note that the BBC refers to the usefulness of our services”