Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhintay 10 kalena waa ay ku dhaawacmeen dab ka kacay maqaayad ku Taallada Madrid.

0
98

Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhintay 10 kalena waa ay ku dhaawacmeen dab ka kacay maqaayad ku Taallada Madrid.

 

Dabka ayaa ka kacay maqaayad Talyaani ah oo ku taalla magaalada Madrid, sida lagu sheegay war uu baahiyey qaybta Emergencyiga ee cisbitaalka Madrid ee waddanka Spain.

 

Dadka ku Dhaawacmay Dabkan ayaa lala tacaalayaa, waxaana dedaal xoogan u galay deminta dabka Ciidamada Dab-damiska ee spaylin.