Dagaal Culus Oo Ka Bilawday Suudaan Iyo Xabad Joojintii Oo Burtay

0
107

Dagaal culus ayaa ka socda magaalada Khartoum ee xarunta dalka Suudaan, kaasi oo u dhaxeeya kooxaha iska soo horjeeda ee dalkaasi geliyey qalalaase.

 

Ciidamada Suudaan iyo kooxda RSF ayaa bilaabay loolan dhanka awoodda ah, iyadoo in ka badan 400 oo qof lagu dilay tan iyo xilligii uu Dagaalku qarxay.