Qaraxyo iyo toogasho ka dhacday magaalada Khartuum Ee Suudan

0
160

Qaraxyo iyo toogasho ka dhacday magaalada Khartuum Ee Suudan

Rasaas xooggan iyo qaraxyo ayaa laga soo sheegayaa caasimadda Suudaan ee Khartoum kadib maalmo ay xiisadi ka taagneyd oo u dhaxeysay ciidamada qalabka sida iyo koox dabley ah oo awood badan.

 

Rasaas iyo qaraxyo ayaa ka dhacay agagaarka xarumaha ciidamada Sudan, wasaaradda gaashaandhigga iyo garoonka diyaaradaha ee magaalada Khartoum.