Waxaa Milatariga iskusoo dhiibay mid kamid hoggaamiyayaasha kooxda hubaysan ee Axmarada

0
110

Waxaa Milatariga iskusoo dhiibay mid kamid hoggaamiyayaasha kooxda hubaysan ee Axmarada,Fano.[Fano-dhanka Bari]

Ninkan sawirka ka muuqda iyo ciidan uu wato ayaa duurka galay oo rasaas bilaabay, hal maalin dagaal socday oo ay sheegen in dhimasho keenay keddib waa laysa soo dhiibay.

Odayaal ayaa ka ergeeyay hawshooda.Ninkan ayaa dagaalka kahor ku hanjabi jiray inay ilaa madaxtooyada soconayaan.Hal maalin oo dagaal ah keddib waysa soo dhiibay, waraysi uu bixiyayna wuxuu sheegay in ciidamadu milatarigu yihiin kuwo qaran oo hanti shacab, wuxuu kaloo xusay in nabada qaateen keddib markii ay arkeen sidda caddawgu ugu farxay dagaalkii ay waddeen.

Warbaahinta maamulka Axmarada ayaa sheegtay in kooxdan Milatarigu cafis u fidiyay.

Sawiradu waa markii horee baallo xooftada iyo markii dembee laysa soo dhiibay.

W-Q: Macalinka Soomaliyed(Ms)
VOSS TV