8 Qodob uu Wasiir Toorno ku sababeeyay xilka qaadista Daa’uud Gadhwayne
.1. Sacadaha shaqada oo aanad badi xaadirin
- Caadaysiga Amardiido joogto ah.
-
Caadaysiga hanjabaado
-
Qabashada Shirjaraaid oo aan lagula ogayn oo aad iska qabato.
5.Qansaraasyo aad ku tagri fashay.
-
Dhaqaalihii xafiiskaad ku tagri fashay oo la. waayay wax imtixaanka lagu saxo sanadkii 2022
-
Heshiisyo qansadaar oo sharcidaro ah.
-
Caadaysiga Sheegashada gudoomiyaha Imtixaanaadka oo uu xaq u lahaa Agaasimaha guu ee wasaarada waxbarashadu.