Faahfaahinta Dagaalka Laascaanood ka socda.

0
207

Faahfaahinta Dagaalka Laascaanood ka socda

Dagaal culus ayaa maanta dib uga bilowday Laascaanood, ka dib maalmihii u dambeeyey oo ay degenayd

Dagaalka ayaa la sheegay in huwantu ay dhawr jaho ka weerareen ciidanka qaranka somaliland, ka dibna ay iska difaaceen.

Wararka aanu ka helayo, ayaa sheegaya in dagaalku uu ka socdo duleedka laascaanood, halkaas oo laga maqlayo dhawaqa hubka la isku adeegsaanayo.

Ma jiro wax war ah oo ku saabsan dagaal oo ka soo baxay dhinacyada, balse wararka ayaa sheegaya inuu dagaal culis halkaas ka socdo, in kasta oo aan la xaqiijin khasaaraha uu sababay