9 Qof Ayaa Ku Dhintay Gaadhi Daad Qaaday Deegaanka Aw Barre

0
187

9 Qof ayaa geeriyooday ka dib markii Dooxa Diinlay ee degmada Aw Barre uu qaaday Gaadhigii ay saarnaayeen oo ahaa nooca Isuzu NBR oo qaad u siday Boorama.

Darwalka ayaa la arkayey isaga oo Toos Ugu kexeeyey gaadhiga Xilli uu daad xoogani socday, sida baraha Bulshada lagu baahiyey, dadibna qaaday oo la tegay.

Ilaahay ha u raxmado dhamaantood.