Raysal Wasaaraha Somalia iyo Wefti uu hogaamiyo Oo Gaadhay Magaaladda Baydhabo

0
156
Raysal Wasaaraha Somalia Xamse Cabdi Barre iyo Wefti uu hogaamiyo ayaa Gaadhay magaaladda Baydhabo, waxaanu faah faahiyey Ujeedada Socdaalkiisa.
“Waxaan aniga iyo wafdi aan hoggaaminayo soo gaarnay magaalada Baydhabo oo aan uga qaybgalayno shirka Madasha Wadatashiga Qaranka.
Waxaa garoonkya dayaaradaha nagu soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada Baydhabo.