Madaxweyne ku Xigeenka somaliland Oo La laamaha Dawladda ee Awdal Kulan la qaatay

0
138
Madaxweyne ku Xigeenka somaliland Oo La laamaha Dawladda ee Awdal Kulan la qaatay
Qoraal uu baahiyey Waxa uu ku yidhi sidan
“Waxaan maanta kulan wada tashi ah la yeeshay Badhasaabka Awdal, Maayarka iyo golaha deegaanka Boorama, hay’adaha amniga iyo shirkadda biyaha, shirkaas oo saddexdii biloodba mar la qabto si aanu ugu kuur-galno baahiyaha gobolka”