Somaliland Maxay ka Tidhi inay Goobaha Bulshada Bartilmaameed sanayso Laascaanood

0
143
“Waxaanu shacabka Somaliland iyo beesha caalamkaba u caddaynaynaa in aanay Ciidanka Qaranku marna bar-tilmaameedsanayn xarumaha bulshada sida cusbitaallada iyo dugsiyada.
Wararkan been abuurka ah ee lagu faafinayo baraha bulshada ayaa ah kuwo la doonayo in lagu waxyeeleeyo sumcadda Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland. Sida muuqaaladii hore lagu arkay, xarumaha waxaa si bareer ah u waxyeeleeya kooxo wajiyo badan leh oo gacan saar la leh kooxaha nabad diidka ah iyo argagixisada.
Wasaaradda Gaashaandhigga
Jamhuuriyadda Somaliland